Arbaciin Nawawi Af Somali Reviews
Published by Muxiyodiin Ismacil About: App-kan waxa ku jira Ducooyinka iyo Adkaarta kitaabka Arbaciin An Nawawi,
Waa
Application si fudud loo isticmaali karo
Xadiisyada appkan ku jira waxaanu ka
soo xiganay kitaabka Arbaciin ka oo Afsomaali ku qoran oo uu turjumayTurjume:
Cabdulcasiis Xasan Yacquub Qore: Sheekh Cabdul-Raxmaan Xuseen Samatar
Fadlan
noosoo gudbi hadii aad ku aragto meelo naga khaldamey Mahadsenid.