Daariz app not working? crashes or has problems?

Daariz Status

Published by

Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada
akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.
Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama huraan u yahay waxbarashada, shaqada,
xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad iyo adeegsiga
baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan
casriga ah.


I have a problem with Daariz

Are you having issues? Select the issue you are having below and provide feedback to Daariz.


problems reported in the last 24 hours

24 hour clock

Most reported problems


Reported Issues: 0 Comments

No reports yet! Be the first to report an issue.


Have a Problem with Daariz? Report Issue

Leave a comment:




Common Daariz Problems & Solutions. Troubleshooting Guide

Complete guide to troubleshoot Daariz app on iOS and Android devices. Solve all Daariz app problems, errors, connection issues, installation problems and crashes.


Table of Contents:

  1. Daariz iPhone Issues and Solutions

  2. Daariz Android App Issues and Solutions

   



  Contact Support

Some issues cannot be easily resolved through online tutorials or self help. So we made it easy to get in contact with the support team at Sahamiye Foundation, developers of Daariz.


100% Contact Match

Developer: Sahamiye Foundation

E-Mail: [email protected]

Website: Visit Daariz Website



About this app

Waxa aannu this app kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo lasoo koobay oo loogu talo galay dadkii aan fursad u helin in ay iskuul galaan.  Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad iyo adeegsiga baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan casriga ah.  Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto in aad kordhisato, barnaamijka this app waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu baran karto Af-Soomaaliga.  Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (Internet) ah u baahan.  Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan! ).  this app waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.  Taasi waxa ay kuu suuragelinaysaa in aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto.  Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad this app wax ka baranaysay.  Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo.  Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxay suura gelinayaan in qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.  Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso, la soo deg barnaamijka this app.  Waxbarashadu waa in ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo. 



Solve Problems with Similar Apps: