Daariz app funktioniert nicht? Probleme und Störung

Daariz funktioniert nicht

Veröffentlicht von

Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada
akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.
Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama huraan u yahay waxbarashada, shaqada,
xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad iyo adeegsiga
baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan
casriga ah.


Ich habe ein Probleme mit Daariz

Hast du auch Probleme? Wählen Sie unten die Probleme aus, die Sie haben, und helfen Sie uns, Feedback zur App zu geben.


In den letzten 24 Stunden gemeldete Probleme

24 hour clock

Die meisten gemeldeten Probleme


Gemeldete Probleme: 0 Kommentare

No reports yet! Be the first to report an issue.


Habe ein probleme mit Daariz? Probleme melden

Einen Kommentar hinterlassen:




Häufige Probleme mit der Daariz app und wie man sie behebt.


   



  direkt für Support kontaktieren

Wir verstehen, dass einige Probleme einfach zu schwierig sind, um sie durch Online-Tutorials und Selbsthilfe zu lösen. Aus diesem Grund haben wir es einfach gemacht, mit dem Support-Team von Sahamiye Foundation, den Entwicklern von Daariz in Kontakt zu treten..


100% Kontaktübereinstimmung

Developer: Sahamiye Foundation

E-Mail: [email protected]

Website: Daariz Website besuchen



About this app

Waxa aannu diese App kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo lasoo koobay oo loogu talo galay dadkii aan fursad u helin in ay iskuul galaan.  Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad iyo adeegsiga baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan casriga ah.  Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto in aad kordhisato, barnaamijka diese App waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu baran karto Af-Soomaaliga.  diese App waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.  Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (Internet) ah u baahan.  Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad diese App wax ka baranaysay.  Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan! ).  Taasi waxa ay kuu suuragelinaysaa in aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto.  Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso, la soo deg barnaamijka diese App.  Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo.  Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxay suura gelinayaan in qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.  Waxbarashadu waa in ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo. 



Lösen Sie Probleme mit ähnlichen Apps: