Daariz ne fonctionne pas? problème ou bug?

Daariz ne fonctionne plus

Publié par

Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada
akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.
Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama huraan u yahay waxbarashada, shaqada,
xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad iyo adeegsiga
baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan
casriga ah.


J'ai rencontré un problème ou bug avec Daariz

Avez-vous des problèmes aussi? Sélectionnez les erreur que vous rencontrez ci-dessous et aidez à fournir des commentaires à l'application.


Problèmes signalés au cours des dernières 24 heures

24 hour clock

Problèmes les plus signalés


Problèmes signalés: 0 Commentaires

No reports yet! Be the first to report an issue.


Vous avez un problème avec Daariz? Signaler un problème

Laissez un commentaire:




Problèmes courants de l'application Daariz et comment les résoudre. Guide de dépannage

Guide complet pour dépanner l'application Daariz sur les appareils iOS et Android. Résolvez tous les problèmes, erreurs, problèmes de connexion, problèmes d'installation et plantages de l'application Daariz.


Table des Contenu:

  1. Problèmes et solutions Daariz iPhone

  2. Problèmes et solutions de l'application Daariz Android

   



  Contacter directement pour l'assistance

Nous comprenons que certains problèmes sont tout simplement trop difficiles à résoudre grâce à des didacticiels en ligne et à l'auto-assistance. C'est pourquoi nous avons facilité la prise de contact avec l'équipe d'assistance de Sahamiye Foundation, les développeurs de Daariz.


100% Correspondance des contacts

Developer: Sahamiye Foundation

Courriel: [email protected]

WebSite: Visiter le site Web de Daariz



About this app

Waxa aannu cette application kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo lasoo koobay oo loogu talo galay dadkii aan fursad u helin in ay iskuul galaan.  Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad iyo adeegsiga baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan casriga ah.  Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto in aad kordhisato, barnaamijka cette application waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu baran karto Af-Soomaaliga.  cette application waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.  Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad cette application wax ka baranaysay.  Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (Internet) ah u baahan.  Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan! ).  Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso, la soo deg barnaamijka cette application.  Taasi waxa ay kuu suuragelinaysaa in aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto.  Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo.  Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxay suura gelinayaan in qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.  Waxbarashadu waa in ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo. 



Résoudre les problèmes avec des applications similaires: