Daariz Erfahrungen und Bewertung

Daariz Erfahrungen und Bewertung

Veröffentlicht von

Über: Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada
akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.
Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama huraan u yahay waxbarashada, shaqada,
xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad iyo adeegsiga
baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan
casriga ah.


Über Daariz


Waxa aannu Daariz kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo lasoo koobay oo loogu talo galay dadkii aan fursad u helin in ay iskuul galaan.

Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad iyo adeegsiga baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan casriga ah.

Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto in aad kordhisato, barnaamijka Daariz waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu baran karto Af-Soomaaliga.

Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.

Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (Internet) ah u baahan.

Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad Daariz wax ka baranaysay.

Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan!).

Taasi waxa ay kuu suuragelinaysaa in aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto.

Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso, la soo deg barnaamijka Daariz.

Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo.

Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxay suura gelinayaan in qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.

Waxbarashadu waa in ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo.


         


0 Daariz Erfahrungen und Bewertung

5.0 out of 5

Siehe 0 weitere Bewertungen


Wie war Ihre Erfahrung mit Daariz? Schreiben Sie eine Rezension

Einen Kommentar hinterlassen:




Alternative